Language: English | Indonesian | 日本語 | Tagalog | Tiếng Việt
Upload photo Show recent photos
Upload video Show recent videos
Submit new post Show recent posts
Start a new group
My page My account My picture Change password



Signup

Gurgure Kings Dir Clan and Axmed Guray

Qarnigii 1300 boqortoyada Ifat, Moora iyo Adulis waxaa asasay Gurgure Ali oo dhamaan axmed Guray,Axmed nuur,iyo Gidaarka harar ku wareegsan dhisay. Magalada Dira Dhabe waxa loogu bixiyay "Dir baa Dhabay" ama meeshi uu Dir waranka ka Taagay kolkii ay Gurguraha ka kacsheen Gaaloda. Generalka Gurgure Axmed Ibrahim waaqoyiga Somalia markii uu cidan ka soo doontay 1434 tii isaga oo ay hogaminayaan Garad Sacid Somaroone oo garadka Gadabuursi ah waxa ay u yimaadeen Isaqa oo barigaa ahaa Magadle Dir. Wadanka qebihiisa koonfurta iyo waqooyigaba dadkii Gurgure ee xukumi jiray xiligaa wali dirta koonfur iyo kuwa waqooyiba wa laga helaa hatan. Nabidoorka iyo Baciidad Gurgure oo dalka Habar Jeclo xukumi jiray asasayna wali magacyadaa ayaa loo yaqaana. Koonfurta Reer aw sacid, Layiile, Sure, Gure,Gariire, dhamaan waxay ka soo jeedan dhankaa. Suldaanka Ali madax weeyne waxaa ku Abtirsada oo kale Xawad laha iyo Qabiilka Jiidad ee Qoryooley dagan. Afarta sheekh ee Waqooyiga somaliya keenay Awbare,Sh. Yusuf Kawnin, iyo Aw Buube waxa lagu sheega in ay Harar ka soo tageen 1300 oo ay dinta ku fafsheen ilaa Gobalka Bale ilaa hada Abe xuseenka Bale reerka Guure oo Gurgure/Akisho la dhashay oo Gure dhammole nageele agteed daga ayaa sheegta sheikh Xuseen. Nasiib daro tariikh badan ayaa la aasay manta. Barsuuga dir, Madigaan, Magadle(ceerigaabo), Boqortoyada Biyamaal of Talyaniga baabiyay, Bajimaal, Suure Cadalle iyo Qubeys(Mudug), Jiido, Guure,Gariire,Gadsan,iyo dhamaan intayada waqooyi galbeed( Isaaq,Ciise iyo Gadabuursi) isku ab baan nahay. Dir Aji ! Madaxweyn Dir(1) Gurgure, Guure, Akisho, Jiido,Gariire, Layiile,Aw sacid I.W.M Madoobe (2)ciise (wardiiq,howgati) Mahe (Biyamaal,Gadsan,suure,dabruube, Barsuuq,magadle, Quranyow-Gare iwm) Mandaluug dir(Gadabuuris iyo Mandaluug sure la daga) Qaldho dir( Noole iyo qar kale Afrata qol) (Posted by guest: Geesi gaweydo) Rate This 0 1 2 3 4 posted to Warsame Awad's Channel. at Wed Jan 28 18:41:53 EST 2004 by Warsame Awad.

Comments

My name is Ahmed. I'm from Soutren Clan Dir. I hear many of what you have said, about "Dir." However, I have so much intrest to know more about this issue. I would be thankful to receive it.

(Posted by guest: Ahmed (Shiine))
posted to Gurgure Kings Dir Clan and Axmed Guray. at Thu Aug 26 15:26:04 EDT 2004.
Reply
Asalaamu caleykum waryaahee yaroow hal kaad ka keentay warkan oo dhan. goormaad weynaatey yaase kuu sheegay waxan oo dhan oo taariikh ah. igal soo xidhiidh samsam emailkadan. Qaali120@hotmail.com

(Posted by guest: Ali Salah)
posted to Gurgure Kings Dir Clan and Axmed Guray. at Sun Dec 19 14:31:50 EST 2004.
Reply
waaa idin salamay dhamaad dadka halkan ku kala qaata waxaad aad iyo aad ugu farax sanahay tariikhdii gurgure ee wadanka mar ku soo xukumeen gurgurena waxaa n ka argay dad ku nool buuraha calmadoe ee gobolka sanaag buurtaas oo ah sida loo yaqaan inta badan silsilada golis waxaan aad iyo ad ugu xumahay madama aan tariikhdaa gurgure lahaa maantana ay jiraan dad aan laba guursan oo gur gura ah oo laga dhigay midgo lana daga warsangaliga hartiyeed marka gurgurha daga itobia waxn usheegayaa walahood inay halkaas ku babay san yihiin loona bahan yahay sidii gacan buuxda looga sdaarilahaa halkaas ay maanata ka noqdeen bidooodka waxaa qarni hore meeshaa ku xasooqay boqr warsan gali ah sidii bay hada yihiin waxaa ay dhaqdaan beero iyo lo.waxaana ay caan ku yihiin magaca lo,o jir dadakaasna waa dirta gurgure waxaa nalooga bahan yahay sidiiaan u xureen lahayn walaaheen markaad la sheekaysato waxay kuu sheegayaan inay yihiin niman gur gura ah oo dir ku abtirsada wixii fah fahin ah igala soo xiriir hadaad ila rabto inaan dadklaa magacooda bad badino amaanaba is bad baadino waa hani643@hotmail.com sidaa iyo nabad galyo

(Posted by guest: diini)
posted to Gurgure Kings Dir Clan and Axmed Guray. at Wed Apr 20 07:32:38 EDT 2005.
Reply
Sida Hoosta ku qoran ee qoraagani shegay lo'jir waa dad yar oo 30 qoys gaaraya, laakin waxaa cad in ay dad masaakina oo sheegta magaca gurgure. Haddii cidi waxa sheeganeyso niman Harti Gaaba jira oo illaa 20,000 oo  ruux gaara oo sheegta, kuna hoos nool boqortooyada Gurgure-- Ragaasi warsangali iyo Majeertenba weey leeyihiin in kastoo aay magan u yihiin Ugaaska Gurgure lama xaqiro. Horta "Geelka marka loo heeso maxaad Goroyo ugu heestaan" War Gurgure waa buurahaa iyo badweyntaa madow maxaa keenay meesha "Jaaji" iyo dad masaakin oo la guumeysto ? Akhri tariikhdan, anigaa Dirta Sanaag ahe oo aqaan Lojir-- Jawaab Ku wajahan Diini Horta Saaxib Ta kale Harti Gaab waa niman Curad Harti ah waana run Gurgurah ayaa gacanta ku haya oo Somali iyo Oromaba ka ilaasha. Laakin dee anigu saan kuu sheegay 20-30 reer oo lo"jirka waa dad (Yaxar ah) oo masakiina oo la guumeysto ilaa hadana wax ay yihiin lama garanayo dad baadhay ayaa xitaa jira. 20 reerod waxa la yiri ugu yaraan 14 reerod waxay ku ab-tisadaan nin la yiraahdo-- Cabdi Dabte Galan-- Dabte galan waxaa la yiri Xiis iyo Maydh ayuu ka yimid 1920's waana dad Somaliyeed oo ah Yaxar ama dadka la yaso ee kaluumeysta. Runtiii waxaad mooodaa aargooosad taariikheed in ay soo jirteyd ....gurgurena waxaa uu ahaa boqortooyo kufidsan bariga dalka ethiopia ..hadaba dadka harti gaabka layiraahdo wa asida uu walaalkey kor kusheegayee waa dad looogu wan qaley magaca gurgure muddoyin hore balse maxmiyada gurgure kujira ilaa iyo hadda runtii waxeyna maanta kamid yihiin jilibka (ay barre ) waxeyna degaaan dhanka bari ee buuraleyda kaga aaddan magaalada diridhaba .. waxaa jirteyd waqti ay dadkaas harti gaabka ah ay soo gali jirin magaalada Dirdhaba ooo loo ogolaa sannadkii maalin qudha ay wax ka gadan jireen waa sida ay qoreyso taariikhda gurgure... waxaa kaloo jirteyd in laga guursan jirin ...hadaba dadkaas harti gaabkaa) waxaa ay noo fali jireen beeraha ..biyahana dhaanka ayey noo aroori jireen...runtii ugama jeedo faan amase banii aaden inaan yaso balse waxaa ay taariikhdu warineysaa .. in ay ayagu ogalaayeen waqtiyadaas sababtuna ay ahayd gaajo iyo darxumo kataagneyd barta ay kayimaadeen ooy dad badani gaajo darteed ugu hoobteen bariga sooomaaliya sidaas darteed ayaa ay dadkani kuyimaaadeen dadkani .. waxaana sidoo kale loo isticmaali jireyd dagaalada ooo ay ahaayeen jawaaano la isaga dhigo xabadaha iyo warmaha axamaarada ... dadka ( harti gaab) runtii dagaaladii ayey ku madheen dabadeed intii kasoo hadhey ayaa meeel duur la dajiyey... waxaana loogu ballan qaadey in lasiiiyo ( GURGURE CITIZENSHIP) ballantii loo qaadey ayaa loo fuliyey maantana waa dad gurguraa oo leh dhamaan xuquuuqda uu leeyahay shakhsiga gurgure dir ... hadaba maxaa ay tahey lo'jir???gurgure geel ayuu dhaqdaa ... lo'leydu maxaa ay aheyd?????warsangali iyo gurgure gooormuu xad wadaagey???? hadey jirto warsanmgali oo fara kutirisaa maa ani ilaa facaa???ooo magaalaba ku lahayn sooomaaliya??? hadey jirto qisadaasi oo ay caddaato in dadkaasi gurgure yihiiin ......warsangali anu ma aqaano mana maqal wax la dhaho ... gali _ galiiiiiiiiiii hadduu muddoo warsan_lasoo galinjireyd anna warxungali ayaan gali uu kasheekeeyo abidkiiis??????????????????????????
posted to mala socotaa ina adeer. at Sat May 28 02:59:43 EDT 2005.
Reply
Wasaaradda Dhaqan-celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Xasan Isaaq Yacquub (Dir/Reer Awsaciid 01 Octobar 2004 XILIBAAN XASAN ISAAQ YACQUUB (GEESCADE) BEESHA REER AWSACIID WAA BEEL DEEGAANO BADAN LEH BALSE WAXAAN KU SABIRNAY IN QARANKA SOOMAALIYEED BADBAADO RABO MAANTA Xilibaan Xasan Isaaq Yacquub Gees Cadeoo isagu ku sugnaa shirka soomaalida ee wadanka kwwnya Mudada ka socday ayaa sheegay in Beesha Reer aw Saciid ay Saami Culus ku leedaha Deegaanada Soomaaliya Xilibaanka oo sii Hadlayana waxa uu Yiri Sidan , Beesha Reer Awsaciid waxa ay kala dagaan Gobolo kala duwan iyo Deegaanobalaaran oo kukalo baahsan dalka oo dhan ku waas oo leh dagmooyin iyo tuulooyin faro badan waana lala dagaa beesha deegaanadaas qaarna iyada kaligeed ayaa dagta , Deegaanada beesha reer awsaciid waxa ka mida , Gobolka Gedo Dagmada Baardheere gaar ahaana Tuulada Hureeyn tuulada Dhoobleey iyo TuuladaDeqaani Tuulada Markableey waxaa daga beesha oo qurainta kalle waa lala dagaa, Beesha waxeey ku leedahay Dhulkaan dhul Daaqsin iyo Waraabka Beeraha labadaba waxaana Saaran 12 Mator oo waraab ah oo ay ledahay beesha reer Awsaciidd Gobolka Bay Beesha Reer Awsaciid waxay ka dagtaa Buur waxaana si gooniya udagnaa Tuulada BuuloFulaay Dagmada Ufuroow waxaan ku leenahay Dhul Beereed xaga Roobka iyo daaqsin wayn oo xoolaha Reer Awsacid Ku dhaqmaan, Gobolka Shabeelaha Hoose Beesha Reer awsaciid waxa ay si xoogleh wax uga dagtaaDagmada Qoryooleey taas oo Daaqsin ahaan si wayn aan ujogno xaga beerahana waxaan ku leenahay dhul balaaran, Gobolka Jubada Dhaxe Dagmada Saakoow waxeey beeshu ku leedahay ama ka dagan dad aad u badan oo gaaraya Boqolkiiba %40 Caanaha iyo Qoryahana anaga Keena Tuulooyinka BaroowDiinle Buulo Cadeey Baarka Muumin Dhooroow iyoDhakaajo waxaa nala daga Soomaali kalle Balse Aqlabiyada Anagaa Leh Tuulooyinkaas oo aan ku leenahay Beero waween iyo Daaq Faro Badan TuuladaDhakaajo oo qorshuhu ahaa in loo aqoonsado Dagmo Buuxda waxey la Kulantay Dagaalkii Sokeeye ee Soomaaliya Naafeeyay Gobolka Jubada Hoose Deegaanka Qooqaani iyo Dhoobleey Waxaan ku leenahay Deegaan waynTuulada BeerXaani waxaa si madax banaan udaga 40% kiiba beesha oo kaliya inaga ayaana Keena Caanaha iyo Qoryaha Gobolka oo dhan Tuulada BuuloGuduud iyoYoontooy waxaan ku leenahay Daaqsin iyo Beero Labadaba iyo Lix Matoor Hiiraan Waxa ay Beesha Reer Awsaciid Ka Dagtaa Deegaanada Soosocda, Dagmada Baladwayne Tuulada Kabxanleey waxaana noo saaran ilaa iyo Sideed Matoor oo waraaba Deegaan Daaqsined oo Baadxad Badan waan ku leenahay, Banaadir Beesha Reer Awsaciid waxa ay dagantahay 30%kiiba gaar ahaana Caasimada Soomaaliya Ee Muqisho Waqooyiga Soomaaliya Waxa ay beesha Rer awsaciid ka dagtaa Dagmada Gibileey Gaar ahaana Tuulooyinka sheek iyo meelo kaloo badan Marka anagu waxaan nahay beel baaxad badan oolagu xisaabtami karo Waxana Xilibaanada Soomaaliyed ka Helnay Hal Xilibaan waana is kaga Qanacnay Maadaama Maslaxada Soomaaliya Laga Talinayo Maanta Ayuu Yiri Xilibaanku Beesha Reer Awsaciid Waxa ay ukala Baxdaa Sidan 1- Abkeey Xaaji oo Aderkii Ah 2- Faarax Saciid 3- Abiikar Saciid 4- Sacdi Saciid 5- Nuur Saciid 6- Cali Saciid 7- Cismaan Saciid 8- Xuseen Saciid 9- Xasan Saciid 10- Cumar Saciid Xilibaan Xasn Yacquub GesCade oo War Saxaafadeed ka soo saaray Magaalada Nairobi

(Posted by guest: Maslax Xassan)
posted to Gurgure Kings Dir Clan and Axmed Guray. at Mon Jun 13 09:43:21 EDT 2005.
Reply

Geesi
Madax weynah dalka Chad markii uu joogay magalada Xamar waxa uu u shhegay odeyash Gurgure in uu yahay nin Gurgura dir ah. Hussen Habri oo jamacada Somalia digan jiray markaa oo daganaa Hotel Taleex waxa keexeeyay odayaal Gurgure oo uu hogaminayo Maxamed oo Doolo xadka Ethiopia ayuu soo booqday rag Guurah ka mida. I was in mogadhsho in the 1980's and i met a Somali elders of the Dir clan who were in contact with the President of Chad Hussen Habre who was staying at Taleex Hotel in xamer and the president of Chad had these Dir guys who said they where Gurgura of the Dira Dhawa and i swear the President of Chad said to them that the Gurgura and the Garre where both present in Chad. The Gurgura manager was a very influential guy and his name was Mohamed. He invited the president of Chad Hussen Habri, who was by the way taking class at the Somali University to Qoryooley in order to meet the elders of garre Quranyow in that region and some Biyamal. This is a well know story that the Chad presence of Garri and the Gurgura. Hussen Habri was at the time in Mogadisho where he lived several years as an asylum seeker. I know for a fact the Gurguea official took him as far as Doolo on the Somali side to meet, i guess Garri and Guure of the Ethiopian said. Asalamu aleykum 1980 dii Madaxweynah Chad wuxuu qaxooti ku ahaa Xamer oo uu daganaa Hotel Taleex. Jamacad Gaheyr arday ka ahaa. Waxa dacday xiligaas in Hussen Habre uu u yeeray odayaal Direed oo uu hogaminaya Maxamed oo Gurgure u dhashay mareyena ahaa. Hussien Habre madaxweynii hre ee dalka Chad wuxuu soo cadeeyay in ay Gurguraha , Guurah iyo Akishada direed iyo Qabiilkisa ay wax isku galaan. Hussein Habre waxaa uu sheegay Guuran iyo Gurguura oo ah qabiilo reer Chad ah in ay yihiin madaxweyn Dir. Odayashii Direed waxa ay geeyen Qoryooley oo ay soo Tuseen beelah Guure iyo Jiido ee halkaa dagan. Ilaa Luuq - Xudur - Yeed ayaa la soo tusay. (Posted by guest: Gurgure from Xamar) (Posted by guest: Calass) (Posted by guest: leego)
posted to Gurgure Kings Dir Clan and Axmed Guray. at Wed Jul 27 15:11:52 EDT 2005.
Reply

Geesi
Madax weynah dalka Chad markii uu joogay magalada Xamar waxa uu u shhegay odeyash Gurgure in uu yahay nin Gurgura dir ah. Hussen Habri oo jamacada Somalia digan jiray markaa oo daganaa Hotel Taleex waxa keexeeyay odayaal Gurgure oo uu hogaminayo Maxamed oo Doolo xadka Ethiopia ayuu soo booqday rag Guurah ka mida. I was in mogadhsho in the 1980's and i met a Somali elders of the Dir clan who were in contact with the President of Chad Hussen Habre who was staying at Taleex Hotel in xamer and the president of Chad had these Dir guys who said they where Gurgura of the Dira Dhawa and i swear the President of Chad said to them that the Gurgura and the Garre where both present in Chad. The Gurgura manager was a very influential guy and his name was Mohamed. He invited the president of Chad Hussen Habri, who was by the way taking class at the Somali University to Qoryooley in order to meet the elders of garre Quranyow in that region and some Biyamal. This is a well know story that the Chad presence of Garri and the Gurgura. Hussen Habri was at the time in Mogadisho where he lived several years as an asylum seeker. I know for a fact the Gurguea official took him as far as Doolo on the Somali side to meet, i guess Garri and Guure of the Ethiopian said. Asalamu aleykum 1980 dii Madaxweynah Chad wuxuu qaxooti ku ahaa Xamer oo uu daganaa Hotel Taleex. Jamacad Gaheyr arday ka ahaa. Waxa dacday xiligaas in Hussen Habre uu u yeeray odayaal Direed oo uu hogaminaya Maxamed oo Gurgure u dhashay mareyena ahaa. Hussien Habre madaxweynii hre ee dalka Chad wuxuu soo cadeeyay in ay Gurguraha , Guurah iyo Akishada direed iyo Qabiilkisa ay wax isku galaan. Hussein Habre waxaa uu sheegay Guuran iyo Gurguura oo ah qabiilo reer Chad ah in ay yihiin madaxweyn Dir. Odayashii Direed waxa ay geeyen Qoryooley oo ay soo Tuseen beelah Guure iyo Jiido ee halkaa dagan. Ilaa Luuq - Xudur - Yeed ayaa la soo tusay. (Posted by guest: Gurgure from Xamar) (Posted by guest: Calass) (Posted by guest: leego)
posted to Gurgure Kings Dir Clan and Axmed Guray. at Wed Jul 27 15:12:55 EDT 2005.
Reply
Add: Photo | Video | New Post
View: Recent Photos | Recent Videos | Recent Posts | My Page | My Account

Global Coordinate ©2008 All rights reserved.