Language: English | Indonesian | 日本語 | Tagalog | Tiếng Việt
Upload photo Show recent photos
Upload video Show recent videos
Submit new post Show recent posts
Start a new group
My page My account My picture Change password



Signup

The Clans of the Dir of Somalia

Somali Dir Clan : U.N Dir clan Chart. To all Gurguras Container: Gurgure Dir Submitted By: Guest Figure A-4-4 shows the structure of the clans founded by descendents of Dir. There is also some dispute here concerning whether Isaq, the founder of the Isaq group of clans was a descendent of Dir or not. The alleged position of Isaq in this hierachy under Dir is shown in Figure A-4-4. However, there is some evidence that Isaq was an Arab settler who landed on the Somali coast sometime after Darod landed there. http://www.civicwebs.com/cwvlib/africa/somalia/1995/reunification/appendix_4.htm Figure A-4-4: The Foundations of the Dir Group of Clans Excellent! Gurgure Information. And thanks Geesi Gaweydi. The sons of Dir said to be 114 who the hell are these and please give use information or corrections other then the Southern Dir point of veiw. *Madaxweyne Ali 1) Guureh 2)Jiide 3)Gariire 4)Akisho 5)Layiile 6)others *Maahe Dir Maxamed Xiniftire Biyamal Isaaq Gaadsan Bajimaal Dabruube Suure (caballe & Qubeys) Magadle Quranyow maxamed(Gare) Barsuug Madigaan Dir Rooble *Madaluug Madaluug (southern Madaluug) Gadabuursi * Maddoobe shanta Ciise Wardiiq Hawlgati Other smaller clans *Qaldho Dir Noole * Dir clans who are naoted as Dir in Western sources Warday,Gabraha,Randile, Geeldhicis and others The Qaldho Dir include the Jarso,Babili, and Noolo. WHAT POST YOUR OPINIONS AND COMMENTS. GAWEYDI ** call me when i post. Wasalam caleykum posted to Warsame Awad's Channel. at Wed Jan 28 18:48:23 EST 2004 by Warsame Awad.

Comments

http://www.ayaamaha.com/News/Dec0103/N009.html Cali Khaliif Galayr iyo xildhibaannadii ka soo horjeestay... Muqdisho, (Apress)- Isniin, December 03, 2001 Ra'iisal Wasaarihii hore ee xukuumadda KMG ah Cali Khaliif Galayr ayaa xalay shir gaar ah kula yeeshay hoteel Global dhammaan xildhibaannadii diiday inay kalsoonida kala noqdaan xukuumaddiisa iyo kuwii ka aamusay markii cod bixintaasi ay dhacaysay. Xildhibaannada qaarkood ee ka qayb galay shirkaas ayaa sheegay inay doonayaan inay helaan faahfaahin badan oo ku saabsan kalsooni kala noqoshada xukuumadda. "Waxaan rabnay inaan is aragno (xildhibaannadii diiddanaa kalsooni kala noqoshada) ka hor inta aan kalsoonida la siin Xasan Abshir Faarax" ayuu yiri xildhibaan Maxamuud Axmed (Kulalihi). Xildhibaannada diiday in kalsoonida lagala noqdo xukuumaddii Cali Khaliif Galayr oo qaarkood ay goobta ka maqnaayeen waxa ay magacyadoodu iyo beelaha ay ku kala dhasheen ay yihiin sidan: 1. Maxamuud Axmed Kulalihi (Daarood/Harti) 2. Maxamuud Axmed Ciise (Maas) (Daarood/Harti) 3. Caydiid Xaaji Maxamed (Daarood/Harti) 4. C/risaaq Maxamed Jaamac (San) (Daarood/Harti) 5. C/risaaq Cawil Bacaluul (Daarood/Harti) 6. Daahir Xaaji Khaliif (Daarood/Harti) 7. Axmed Cibaad Bulxan (Daarood/Sade) 8. Ibraahin Sahal Siigaale (Daarood/Sade) 9. Mowliid Cumar (Daarood/Asbeesguul) 10. Aadan Dhuubow (Daarood/Bartire) 11. Cabdulle Faarax Xersi (Hawiye/Duduble) 12. Mukhtaar Xaaji Maxamed (Hawiye/Duduble) 13. C/kariin Cali Afrax (Hawiye/Duduble) 14. Ibraahin Sh. Cali (Jeebo) (Hawiye/Mudullood) 15. Muxiyaddiin Xasan Afrax (Hawiye/Mudullood) 16. Xuseen Cabdi Maxamed (Hawiye/Mudullood) 17. Axmed Cowmiye Ducaale (Hawiye/Xawaadle) 18. Abuukar Maxamed Guure (Hawiye/Xawaadle) 19. Mahad Cabdalla Cawad (Dir/Koonfur) 20. Xuseen Macallin Cismaan (Dir/Koonfur) 21. Ismaaciil Aadan Samaale (Dir/Waqooyi) 22. C/kariin Cige Guuleed (Dir/W.Gadabiirsi) 23. Saalax Nuux Ismaaciil (Dir. W/Isaaq) 24. Sh. Aadan Macallin Isaaq (D&M) 25. C/qaadir Qaasim Mursal (D&M) 26. Sheekh Cabdi Macallin (D&M) 27. Abuukar Cumar Hiiraale (D&M) 28. Mukhtaar Maxamed Heerow (D&M) 29. Axmed Maxamed Garweyne (D&M) 30. Yuusuf Suldaan Xasan (D&M) 31. Tahliil Xuseen Geeddi (Isbahaysiga) 32. Tahliil Cabdi Maxamed (Isbahaysiga) 33. Axmed Dhimbil Rooble (Casoowe) (Dir/Waqooyi) 34. Ruqiyo Cali Cabdulle (Hawiye/Mudullood) 35. Cumar Islow Maxamed (Hawiye/Mudullood) Waxaa codeynta markii ay ka dhacaysay Golaha Baarlamaanka ka maqnaa fadhigii cod bixinta: 1. Ismaaciil Macallin Muuse (Hawiye/Mudullood) 2. Jacfar Muuse Iidle (Dir/Waqooyi) 3. C/llaahi Gaafow (Hawiye/Murusade) 4. Khadiijo Maxamed Diiriye (Isbahaysiga) 5. Axmadey (Dir/Koonfur) 6. Aamino Cali Muuse (Dir/Waqooyi) 7. Cabdi Ismaaciil Kaahin (Dir/Waqooyi) 8. C/qaadir Xersi Yamyam (Daarood/Sede) Waxaa ka aamusay cod bixintaasi markii ay dhacaysay: 1. Woosh (D&M) 2. Abshir (D&M) 3. Sh. Abti (Isbahaysiga) 4. Maxamuud Cilmi Xaluun F.G: Hawiye 12, Daarood 11, Dir 11, Digil iyo Mirifle 9, Isbahaysiga 4, isku darka: 47. -------------------------------------------------------------------------------- (Ayaamaha) (Posted by guest: Canjeex)

(Posted by guest: The Southern and Northren Dir )
posted to The Clans of the Dir of Somalia. at Tue Feb 24 14:47:57 EST 2004.
Reply
http://www.db.idpproject.org/Sites/idpSurvey.nsf/wViewCountries/00A5A00CECA75C06C1256992003D7431 www.idpproject.org The Dir sub clans include Biyamal, Gadsan, Gadabursi, Fiqi Muhumud, Samaron,Qubeys, Werdai and Akishe and The Issak are subdivided into Habar Awal, Habar Jalo and Habar Yunis, Edigale, Ayub and Arab. The Digil and Mirifle are subdivided into sub clans. The Digil include Geledi, Shanta Aleen, Bagadi, Garre, Tuni, Jido, and

(Posted by guest: shooli)
posted to The Clans of the Dir of Somalia. at Tue Feb 24 15:09:19 EST 2004.
Reply
Abyan B Baxnaan Bile Boodhle Bootaan Bulaale Bulxan C Caare Cadceed Camuud Caraale Cartan Cawaale Caynaashe D Daljire Dalmar Dayax Dayb Dhambaal Dhoodaan Dhunkaal Dhuule Dhuuxo Digaale Diiriye Dir Dirir Dubad Faahiye falaalug Fiin G Gaariye Gaas Gabyow Gacal Gahayr Galaal Garxajis Geedi Geri Giire Guhaad Gurxan Guuleed Guure H Hadraawi Hanad Huriye Huruuse I Isaaq Isaxaaq J Juujuule K Kaahiye Kaariye Kablalax Kadleeye Keenadiid Keynaan Khaalid Khayre L Ladane Looge M Maax Madar Magan Mataan Maydhax Maygaag Meecaad Mire Mooge Mursal N Nageeye O Odowaa Olol Oogle omaar Q Qamaan Qansax Qawdhan Qays Quule R Raabi Raage Ramaale Rashiid Raxanwayn Riyaale Rooble S Saahid Saaxir Sabriye Salaan Salow Salwo Samaale Samatar Samawade Samriye Sandheeye Sansoore Saruur Saxardiid Shaacir Shabeel Shakuul Sharmaarke Shinbir Shirdoon Shire Shube Shuuriye Siyaad Soofe Sooraan Subeer Sugule Sulub Suubane Suudi Suusle T Tahliil Tigaad Timacade Timir Toljeclo Tooxow Tukaale Tuur U Ugaadh Ugaas W Waasuge Wacays Wadadiid Walwaal Warsame Waynax Wiilwaal X Xalane Xandule Xarago Xarbi Xareed Xariir Xiimaye Xiis Xirsi Xujaale Y Yoonis

(Posted by guest: Rooblow)
posted to The Clans of the Dir of Somalia. at Tue Feb 24 15:23:50 EST 2004.
Reply
waxaan u malaynayaa in la sii wadi karo magaacda u gaara soomali marka laga eego xagga salka erayga9 Roots). Waxaan kuugu dari lahaa Samayroone oo micnihiisu yahay kii samay roonaa; Samayduna waa waranka afkiisa. Waa Magaca Imaam Samaroon Saciid Daa'uud ee loo yaqaan gadabuursi. gado taariikhdii hore waxaa la odhan jiray buuraha dul saaran banka awdal ee guiriyaad. Buurahaa waxaa haysanjiray Gaalo intaan ciidankii Imaam samaroon oo Dir ku abtirsada u ka qabsaday. Markaasaa loogu yeedhay Imaamkii gado-biirsay. Waana meel strategiya marka la eego dagaalkii lagula jiray Gaalada waayo waa buro biyo badan leh. hersi

(Posted by guest: Hersi)
posted to Kunmagac oo somali ah keen. at Mon Jul 05 00:54:41 EDT 2004.
Reply

shamuuq
bgadi
posted to The Clans of the Dir of Somalia. at Wed Apr 07 17:02:52 EDT 2004.
Reply

shamuuq
I want know which tribe is?
posted to abajibil. at Wed Apr 07 17:08:25 EDT 2004.
Reply
agadi ma wax lacunaba

(Posted by guest: Sime )
posted to abajibil. at Mon Apr 04 20:37:16 EDT 2005.
Reply
Mudane waad ku mahadsantahay isada aad uraad raacday taariikhda soomaliyeed ee kusalaysan qabyaalada hadaba waxaa aan jecelayay inaad daaha iiga qaado waxyaabo badan oo iga qaldan oo qabiilkayga ah sida samaroon taariikhdiisii ilaa laga soo bilaabo taariikhdiisii ilaa tii ugaasyada

(Posted by guest: Abokor cadilaahi)
posted to The Clans of the Dir of Somalia. at Tue Aug 03 18:40:53 EDT 2004.
Reply
horta marka hore aan idin saxo haddii aad wax ku qaadanaysaan weeyaane ,waxaa weeyi horta ma jirto wax dir waqooyi layidhaahdo ereyadaas waxaa adeegsada hawiyaha iyo daaroodkan toodiiba meel u la ee koonfur ku macaluulaya. somaliland dadka degga waa kuwan ee baro nacjadow ama nacjadyey. waxaa dagga isaaq , gadabuursi , ciise warsangali iyo dhulbahante. sidaa u baro waloweynay cida somaliland degta. bye

(Posted by guest: jamaac )
posted to The Clans of the Dir of Somalia. at Mon Aug 23 21:03:17 EDT 2004.
Reply
salaan kadib taariikhda beelaha dirka ee meesha lagu sooqoray waxbaa ka khaldan waayo beesha (MADALUUG) laba goorba waad ku gaftay 1)waxay kamidtahay beelaha maxamed xiniftere abtirsiima ahaana wuxuu noqonayaa (MADALUUG MAXAMED XINIFTIRE MAAHE ee ma aha madaluug dir taa aad ula soco intaanad qorina dadka udhashay wax kaweydii (2) waxaad sheegtay MADALUUG inuuyahay laba, midka woqooyi GADABUURSI IYO mid ladaga SURE hadaba taasi waa khalad waayo meel ay sure iyo MADALUUG ay wada dagaan somaliya halmeel baa kajirta waana koonfurta somaliya meeshaana koox sura ah ayaa deegaanka MADALUUG dagane ee MADALUUG sure deegaankiisa dagani majiro, midakale madaluug waa 9 jilib ethiopiana illaa 4 meelood ayuu deegano waa weyn kuleeyahay taana kudarso tirada intaa wixii kabadan waad isoo weydiinkartaa laakiin xadgub mabanana sxb

(Posted by guest: mohamed)
posted to The Clans of the Dir of Somalia. at Mon Aug 30 10:41:55 EDT 2004.
Reply
Taariikhdu waa shay soo jireen ah lamana khaldi karo horay iyo iminkaba hadii khalad kaa galo udoono dadka taariikh yaqaanka ah tana iminka umaba baahna in laraadiyo taariikhyaqaan waayo waxa weeya arin calan ama tripe markaa waxaa loo doonan karaa dadka u dhashay caln kaa amba qabiilkaaa. war-dadka wax maluuqayoow iskana batalaqsanayoow laxidhiidha dadka xaqiiqada og,Sida Mr Mohamed & olso Du'lle. aad bay umahadsanyihiin labadooduba. ninkastoo udhashay qawmiyadda Madaluugna Xaqiiqada aad buu ugaranayaa. ninkastoo Udhashay DIR wayne Clanna xaqiiqada wuu ogyahay hadaanu iska indha tirin. bye Wacays.

(Posted by guest: wacays)
posted to intaan wax laqorin kahor hala barto taariikhda. at Mon Sep 20 11:47:45 EDT 2004.
Reply

Agoon
Waryaada nac nacda joojiya ama wax qora ama daaya rag wax qoraya. Horta maxaad u leedihiin ninkani waa khaldanyahay ama waxa buu Dirkii ka tagay ? Wali Madax Weyn, Madaluug ama Madoobe ama Isaaq-- cid saxaysa ninkan maan arkin. Dhalinta Mandaluug waan fahmay iyaga oo shaqsiyan wexey sheegeen siduu qoruhu (Warsame) uu u khalday Madaluug meesha ay iska galaan Maxamed Xiniftire, oo uu u qaatay in uu toos u dhalay Did Madaluug meeshii uu dhihi lahaa Madaluug Max'd Xiniftire
posted to intaan wax laqorin kahor hala barto taariikhda. at Mon Apr 11 06:55:39 EDT 2005.
Reply
Who ever you are Warsame Awad according your information written in your web side, when I read it I found a lot of errors in reality. Some people think you know the history of Somalia Clans. When I look what you typed there I believe you don’t know any thing about the Clans or tribes of Somalia whether they are Dir Clans or they are Darood or hawiye or others too. Although I don’t like to make you personal attack as you did most tribes of Somalia. Hence it is compulsory to tell you the reality before you did more than that. For example you mentioned Madaluug Clan are Madaluug Dir and not MADALUUG MAXAMED XINAFTIRE MAAHE DIR. That means Warsame Awad you don’t know any thing about Madaluug history. If you want to know who they are Madaluug and their roots, I would like to tell you and it is: MADALUUG MAXAMED XINAFTIRE MAAHE DIR IRIR SAMAALE. If you need to know where you find Madaluug, you can find different area like in north Somalia particularly Awdal Region (Located Samaroon Siciid Daud Madaluug which is member of the sons of Madaluug), hole parts in east Ethiopia (Kililka shanaad), in southern Somalia, north Kenya an so on. Mr Warsame Awad when ever you like to write the history of Somali tribes, what I advice you is to go and contact the natives of that tribe, for example their elders of that Clans, then try to search more information about that Clans. This is the best way you write the history of Somali Clans. Don’t forget what meaning of history, which is: history is collection of information gathered together. Mr Warsame Awad it wasn’t the way you handling the history of Somalia. Mr Warsame Awad not only Madaluug Maxamed was the tribes you interfered their roots or you mentioned uncertain information’s in your channel. As I see you made in doubt the roots of ISAAQ which is also the son of Maxamed and also brother of Madaluug, biyamaal, bajamaal, and quraayoobe. SURE MAAHE DIR wasn’t member of the sons of MAXAMED XINAFTIRE MAAHE DIR, Mr Warsame Awad you have to know we are still alive and able to re-right your errors. Further more you have to know as long we are sons of Madaluug we are the ones who able to write the reality of Madaluug history and not you Mr Warsame Awad. Further more Mr Warsame Awad if you need more information about my history as Madaluug please don’t hesitate to contact me any time. My name Dualle and you can find me all relevant information you need it while you didn’t know who is Madaluug is.

(Posted by guest: Dualle)
posted to The Clans of the Dir of Somalia. at Sun Sep 05 13:56:09 EDT 2004.
Reply
Please there are other dir sub-clans that are not mentioned. You may wish to do more research. it is better to complete all the dir sub-clans. thank you

(Posted by guest: Nur)
posted to The Clans of the Dir of Somalia. at Tue Sep 21 10:39:08 EDT 2004.
Reply
To Whom it May Concern: and have interesting my clan roots. As I mentioned in my early writing, what I still wonder and surprised is, when I see when some one say hi guys you don’t know your father and I told you, who you are in reality and who is your real father. At that time I ask my self are they crazy or fool or they think they can able to mislead who I am. As I told you before and I repeating now I am one of them the five sons of MOHAMED HINAFTIRE MAHA DIR. And not direct MADALUUG DIR as you underlined your writing. The sons of MAHAMED are: 1) MADALUUG, 2) ISAAQ, 3) BIYAMAAL, 4) BAJAMAAL, 5) QORAANYOOBE. I advise you once more any one who have interest my root, to contact the native of MADALUUG Clan an not to publish what you belief your self or you think to get an advantage your own tribes. While the MADALUUG Clan still exist and not omitted in the world I belief they are only ones who able to mention who they are in reality and no one else can able that. I am not liked to say any bad word particularly the person who created this conflict although I wish he didn’t create this baseless argument. What I heard so far is in 1983 when DIR clan confused who is fourth son of DIR clan; at that time he write sheikh Yusuf direed MADALUUG was that son. At the beginning that time they started the tiny sub-clan of DIR to say MADALUUG wasn’t member the sons of MOHAMED HINAFTIRE MAHA DIR. When we heard what he done that priest in reality we surprised and wondered it. As I said before I am not liked to insult the priest sheikh Yusuf DIREED (alle ha unaxariistee) who created this baseless arguments. What I advised the tiny sub-clans of DIR like SURE please keep it your baseless argument you typing in this web side and also others as I seen it what he typed several times Warsame Awad and the other guys who are same tribes. As long you are in my same DIR clan, I am not wish to say any damage think to your tribes but brothers what I wish you are to avoid yours too. What you are typing and we seeing all the time the web sides like this it can create and can cause conflict between the natives of DIR Clan. What I am not still sure is the really tribe of Warsame Awad, although I heard he is the tiny sub_clan of SURE. If he that and true he is DIR (Sure) I advise to him not to try to create between brothers in conflict. I am sure you say why he used Dualle this word, Mr. Awad he didn’t done any wrong so far and he didn’t insult the MADALUUG clan. Honesty to say he done all ready while he try to make in doubt my root with out consulting my elders or our priest or our educated people where ever they are. Unless he didn’t do that, as a MADALUUG it seems to me Mr. Awad and his ethnic are trying to mislead the history of MADALUUG Clan. I say any one who needs to write the history of MADALUUG please contact the above mentioned people, unless you do that, you create an ended conflicts in our DIR Clan. If you want to know where they are located and how many are divided MADALUUG Clan are: 1) Samaroon which is (Samaroon saciid daa’uud Madaluug) or some people know Godabiirsi which is a nickname and not the really name. The really name is Samaroon. There locations are northern Somalia beginning above Arabsiya which near to Hargeysa till you reach Djabuti republic, and also other sides till you reach Hawaas which is in Ethoipia an above DIRI DHAWA in between this area. 2) Reer Isaaq (Isaaq Madaluug) there location is starting from Dagaxbuur, Qabridahare to Godey in between this area. There is also other area you can find it like area around Shilaabe, Jarati and some part of southern Somalia like kismayo as I know so far. 3) Reer Axmed (axmed Madaluug) there location southern Ethiopia like the area Shilaabe, Jarati, also you can find southern Somalia, like area around Jowhar, also Kismayo to Afmadow, also around Baardheere. You can also find north Kenya like BANGAL which is not so far the border between Kenya and Somalia. 4) Reer Xasan (Xasan Madaluug) there location is starting Godey, Qalaafe till you reach Hiraan Region. You can find also in between Ethiopia and Kenya particularly Nageyle Region. 5) JIRE Madaluug they are located in between Jigjiga till you reach Faafan area which is in Ethiopia. 6) Irablle Madaluug you can find in central Africa like Rwanda and Burindi, these sub clan they immigrated the central Africa when Portugal brought army force to Ethiopia how to defeat the army of Imam Ahmed Ibrahim Gurey who was the leader of MADALUUG Clan at that time. His army when is defeated and their family they moved to ward to central Africa. Unfortunately when Imam Ahmed Ibrahin Gurey dead the Irable madaluug mostly they changed there religion and become Christian in nowadays as we heard it. 7) Geelwaaqlle Madaluug you find area between southern Ethiopia and northern Kenya. 8) Masalalay Madaluug you can find the triangle between three east African nations Kenya, Somalia and Ethiopia. 9) Xuseen (Hussein) Madaluug I am not exactly sure where they living particularly but I heard they living beside Xasan (Hasan) Madaluug. If you want know what it mean the word (Reer) = means Tribe or Clan. Although I am like to say much the man who is you used the title Madaluug Dir: anigaa ahee tarikhda goormaa la badalay and his name was Jamac as he used there. That man as I see the way he is behaved, he wasn’t be really MADALUUG and he is trying to make confusion my Clan while he is using my tribe name and he isn’t my tribe in reality. If he able to proof who he is and not using as fake Clan name, what we need is to proof it that he is. Unless he does that I wish Mr. Jamac to stop using Fake name Tribe. I advice you Mr. Jamac brother use your own tribe name, if not say who you are. Further more any one who need more information about my Clan History please do not hesitate to contact me, and I wish to give you the best information you need it.

(Posted by guest: Dualle)
posted to The Clans of the Dir of Somalia. at Wed Sep 22 20:19:25 EDT 2004.
Reply
Wad salaantihin waxaan doonaya inaan idin weydiyo Abdalle Gutolle inuu dhalay ya ugu curadsan ok.

(Posted by guest: Hasan Abdullkadir )
posted to The Clans of the Dir of Somalia. at Fri Mar 25 21:34:23 EST 2005.
Reply
Aniga waxaan maqlijiray in uu ugu weenyahay odagii Maxamed (Nacdoor) waxaana ku xigaba n maqlay Suleeyman - Gorod - Cabdi. sidas ayaan kamaqli jiray odayaashi hore.

(Posted by guest: Saciid )
posted to Su`al ku sabsan Abdalle. at Sat Apr 02 21:13:43 EST 2005.
Reply
Bagadi ma wax lacunaba.

(Posted by guest: Sime )
posted to The Clans of the Dir of Somalia. at Mon Apr 04 20:35:32 EDT 2005.
Reply

Agoon
Shortly after the Hijra (670's) the Quraish or prophet's tribe started persucuting muslims and hundreds of the prophets followers fled across the Indian Ocean to present day Zaila and through Erithrea. It was in this period that the Somalis and their cousines the Afar-Oromo-Harararis and other nations of the horn of Africa converted to Islam. According to most Historians the people of Zaila who were of Dir origin and Issas-Gadabursi-Isaaq origins, Islam became well established by 800 A.D. By the 1300 century the whole horn of Africa up to Kenya and Zanziber we have Muslim cities flourishing and Muslim sulltanes like Ifat and Adal all over Somali. As a matter of fact, it was in 1300's that the ancient Somali saint Sheikh Yusuf Alkownin (Aw Barkadle) innvented the Alif-La-Kordhabee or Somali way of reading and learning to read the Quran scriptures. And around this time, another Sheikh by the name of Sheikh Hussein Al Bale of the Bale Oromo Arsi region left Northren Somali and Islam was well established in Southren Ethiopia all the way to northren Ethiopia. So the Islam of Somalia dates back to the time of the Hijra and many Somalis became muslims even before the Prophet Islamized the Arabs and Islam succeded in Arabia. Later in he 1400 AD, the Qadiriya Sufi order of Sheikh Cabdul Qadir Al-Jilani spread to Somalia and Ethiopia revitalizing the ancient faith and further incorporating more Kushitics. By 1456 AD, he Muslim Kings of Ifat, led by a Somali worrior, Imam by the name Imam Axmed Gurey (Left-Handed) was fighting Ethiopian Christian Habasha kings who tried to conquer Somalilands. W.A.
posted to Haa. at Wed Apr 06 02:09:39 EDT 2005.
Reply
wacan oo wanaagsan mahad ilah baa leh dadnimana somalia baa leh maxaa kala socotaa tariikhda curdudub oo dir ah diureey aduunka waa ku dhiban tahay aakhirana mooyi ilaah xisaabtii baa kuu danbeesa curdudub waxay ka mid tahay qabiildadii xoga mar ku haysan jiray gobolada sanag hadana ay tahay qabiilada ku niool tan ugu liidata ka dib dagalkii sokeeye markuu dhacay ayay waxayu maqleen dad soo qaxay oo konfurta somaliya ka yimi ama iyagaba kuwa ka tirsan oo leh dir baan soo aragnayy hyalkaasna ay kula baxeen magaca dir oo waxaan idin waydiiyay nimankinaa beenta ku beer laxaysanmaya maxaa kal socotaan tariikhdaa nimankaa aa hada isa sheegataan ?? tan kale wax walboo darood ka soo haray ma dir baa somali oo dfhan baa ku sheegteen dir inay tahaymarka laga rebo darod tan kele waa run waa jiraan lo,jirta warsan gali oo gurgure ah qabiilkan curdudubta ah bay isla dagaan ay nmarti ku yihiin gobolka sanaag ee mel u dayda waa idinka wax ka sheegaya nimanka dalka idinku hayee curdudub waa cabas muuse oo muusahaasna xagee ahaa yuuse galaa ma bidaa mise waa la hubaa ?? waxaas oo su,aalo ah walaal waxaan rabaa si sharafi ku jirto inaad iiga jawaaabtaan iayadoo aan wax hadal xuma ah aan ka muuqaniyo cayba waana mahad san tihiin waxana aad ugu faraxsanahay sida aad isu urursateen sidaa oiyo nabad galyo ok waana mahad san tihiin mamaulka meesha iyo dhamaan aqristayaasha

(Posted by guest: zainab u.a.e)
posted to The Clans of the Dir of Somalia. at Mon Apr 25 07:46:13 EDT 2005.
Reply

Agoon
Cabbas Muuse anagu waxaanu u naqaanaa niman la dhashay beelweynta Direed ee Suure oo Mudug Dagan oo ay ka mid yihiin Muusayasha Samater Muuse(Dabac iyo Agoon) Haruun Muuse Siyaad Muuse Cuumar Muuse Sida aan ognahayna qaarbaa dagan Sanaag oo qoraal ayaan kuu Soo gudbinayaa anigu reer bariga ma kala aqaano e. Waan idin Salaamay Dhawaaan Waxaa ila soo xiriiray nin ah Cabaas Muuse oo ku dhashay gobolada Sanaag Ceeri Gaabo oo iiga waramay Taariikhda Cabbas Muuse. Inkastoon Maqli Jiray nimankan Taariikhdood oo la ii sheegay nimanka Waqooyiga ugu Tajirsan oo xukun adag lahaa iney yihiin waxaan ka maqli jiray S. Cabdallaha. 1) In nimankaa lala dagaalamay oo loo adeegsaday awoodo shisheeye oo Carab Yaman oo adeegsanaya qori (Muscat) la yiraahdo iyo Harti iyo qabaail Darood iyo qaarkale lehba isugu tageen. 2) Sida uu ii sheegay ninkan ku soo dhex barbaaray ragaas waxa uu dagaalkii lagu qaaday ragaa uu bilawday 1870 kii ka dib markii Suldan Cali Dable oo horay uga cararay Cabaas Muuse 1850 dii uu ka soo dagay dakada Xiis iyo Maydh oo isagoo wata ciidan Dhulbahante-Warsangali iyo Majerteen ay cagta mariyeen Cabas Muuse. 4) Waxaa wali Baran iyo Laas Qorey dhexdeeda ku yaala geedkii ay Warsangaliga hoostiisa Yibirka ku siyeen gabarta si uu u sixro Cabaas Muuse, Cidaankii 16,000 nin oo carab qoriga Muscat watana ka amba baxeen. 5) Waxaa ilaa hada geedkaa Rifey ee lagu asmeeyay Cabaska is taaga baaburta oo u mahad naqa Yibirkii iyo xus guushii weynayd darteed. walaal hadaan kaaga jawaabo magacaa curdudub baa jira waxaana magacaa lagu xantaa qolada cabas muuse mana jirto cidkale o sanaag dagta oo reerka ah magadlahaa wax kama aqaan lakiin curdudubkaad maqashay waa cabas muuse. Waana magac xun ay kaga jawabaan nimankaa waxay markaa gacanta ku hayan. (Weey neceb Yihiin) Walaal magcaa aad maqashay tariikhdiisa hadaad ubana tahay waa kuu soo gudbinaya iyo sida luugu bixiyay nimankaa magacaa waa magac lagu qasbay ,ka dib markii boqorkii cali dable ee warsangaliga ahaa uu gumaad ugaystay nimankaa iyagana markaa ka talin jiray gobolka sanaag maanta loo yaqaan. Nimankaa cabas muuse waxay daganaan jireen dhulkaa manta warsangali dagan yahay waxaayna ahaayeen niman aad iyo aad xukunkooda u adag yahay ayna si ka baxsan biniiaadam nimadii ula dhaqmeen warsangaligii waagaa iyo dadkii halkaa daganaa. Sanaag waa meesha ugu qaboow somaliya qaarkeed ka dib xiliga banaha uu jiro iyo dhaxan ta ayay warsangaliga usoo rari jireen buulahaa iyo deegamada baadiyaha ah dhaxantana halkaa ay ku leen jirtay warsangali xiliga xagaga ahna ay u dhaadhicin jireen xagaxeebta ay kulelaha ilaa al aankaa warsangali makhaaxiyaha buu kaga shakaystaa. Nimankaa cabas iygana waxay samayn jireen markay qaboobaha u dhaadhiciyaan iyagana ay udhaadhicijireen xaga xeebta markay xebtana noqoto kulayl ay soo aadi jireen buuraha calmadow oo markaas jawigeeda macaan yahay nimankan cabas ah oo markaa xukunkoodu adkaa ayna ku dhaweeyeen warsangali inay gumeeyaan oo ay hartinimada ka saraan. Waxay saa ku hayaanba (Warsangaligii Cabas Muusuh )ayaa waxaa soo baxay nin boqor u noqday warsangali Boqor Cali Dable waxaa uu ku soo koray Yaman ka dib markuu ka cararay xukunkii adkaa ee tulkiis lagu hayay oo Cabass Musuhu ku hayeen. Ayaa waxaa uu soo kaxaystay niman Yamani ah oo soo siiyay hub ka dibna uu ka soo dagan xeebaha sanaag(isagoo Harti, Carab iyo Gulf adag oo ilaa 800 oo caraba oo hubeysan wehliyaan). Halkii laga rabay in dagaal layskala horyimaado ayaa waxay soo kaxaysteen nin Yibir ah waxayna siiyeen gabar Warsangali (Cararo) ah waxayna yiraahdee waxaan rabnaa nimankaa noo sixir nimanki Cabas Muuse oo awoodoodu maraysay meel sare ayaa waxaa ku dhacay halmaalin oo qura waxaan laga sheegayn karin. Waxaa uu yibirkii samayay sixirkii ka oo uu ku samayyay buurta calmadow geedbuuna ku falay nimankaa geedkan oo magaciisa la yiraahdo ayna warsan gali ula baxayn markay guulaysteen (geed la Rifay). Waxaana ilaaha hada geedkaa uu kuyaalaa wadada u dhaxaysa baran iyo laasqoray waxana geedkaa uu ku yaal wadada dhinaceeda oo markaad marayso arki karto gaariga haddii aad ka dagto waxana uu ku yaal wadad dhinaceeda geedkaana maanta waxaa uu la eg yahay halmitir iyo sideetan waxayna tariikhdaa ahayd 1870 kii nimankan oo loo gaystay dhibaatadan ayaa markay sixirkii iyo falkoodii xumaa ku samayeen nimankan. nimankaa waa niman taariikhaa soo maray hadana ay yihiin niman wax ka dagan gobolka sanaag waxna l qabsada warsangali \ waxana barlamaanka ku jira nin la yiraahdo maxamed xuseen huruuse oo lagu magacaabo (shiine)waana laga helaaa goboladaa waqooyi barlamanka somaliland shiine uu ku jiro waxay wax kaga jireen maamulka p/land agaasimaha guud ee wax barashada p/land mude Cabdulaahi Axmed bulqaas hana ku sugan kiinya ka dib markii maamulka laga ceeriyay laguna badalay booskiisa nin warsangali ah hadana ay jagana ka hayn puntiland .
posted to ma ogtahay dadkiina inay yihiin. at Sun May 08 08:26:58 EDT 2005.
Reply
Dulmiga reer Puntland Dulmiga afar iyo toban jirsaday ee ku dhacaya ama lagu hayo lafta la yidhaahdo C/llaahi Guutaale Sure oo ah laf ka tirsan qabiilka Dirta; dulmigaasi oo [laftan] uga imanaya qabiilada ay isku deegaanka yihiin ee la isku yidhaahdo reer Puntland. Marka Soomaaliya [ama dhulkii la isku odhan jiray Soomaaliya] loo kala qaybiyo saddex qaybood oo la kala yidhaahdo: 1. South Somalia (Koonfur) 2. Puntland (Bari) 3. Somaliland Waxa nasiibdarro noqotay in dhibaatooyin faro badani ay ku dhacaan qabiiladii laga tirada badnaa ee Puntland degenaa. Waxa aan halkan ku soo gudbin doonaa qaar ka mid ah dhibaatooyinka lagu hayo dadkaa iyo sida ay u nool yihiin qaar ka mid ah jilibyada Dirta ee aan Puntland degenayn. Ceerigaabo Tusaale ahaan, Ceerigaabo waxaa dega laf ka mid ah reerka aannu soo sheegnay (Dir); laftaa (ama jilibkaa) waxaa la yidhaahdaa Cabaas Muuse, waxayna la degan yihiin Warsangeli iyo Muuse Ismaaciil. Nasiib wanaag, reerkaas Cabaas Muuse waxay xubin ka heleen Golaha Guurtida Somaliland si ay ugu soo gudbiso xukuumadda baahida ama mashaakilka haysta reerkaas. Xukuumadda Somaliland aad ayey ugu mahadsantahay qadarinta ay qadariyeen deegaanka iyo dadkiisaba. Boosaaso Haddii aynu usoo laabano dhinaca Boosaaso, Puntland, waxaa dega reer la yidhaahdo Cumar Muuse iyo Hogor Cabdi oo iyana ka tirsan qabiilka Dirta; waxayna ahaayeen dadkii waddanka dhisidiisa lahaa. Markii ugu horeysay, shirkii maamulka deegaanka Boosaaso waxay jeclaysteen in ay xubin ka noqdaan. Laakiin nasiibdarro, waxaa loogu jawaabay jawaab ka baxsan bini’aadanimida oo ahayd “haddaad reerka Dir tihiin nagama dhexeyso in aan kuraas wadaagno ama xukun deegaan aan kala qaybsano”; iyada oo xubin ama kursi laga siiyey qabiilada yaryar ee meeshaas laga yaso. Waxa kale oo iyana bilaabmatay af-lagaado iyo dhulkii iyo beerihii ay lahaayeen oo laga dhaco. Tusaale ahaan meesha la yiraahdo Isma-Dhaqa oo ka mid ah degmada Baargaal waxay reerka Cumar Muuse la yiraahdo ku leeyihiin beero badan oo ay ka beermaan [ama ay ka baxaan] Lubaanta ama waxa loo yaqaano Maydi, kaas oo loo dhoofsho dibedaha. Haddaba maalin maalmaha ka mid ah waxa halkaasi tegey laba nin oo beesha Cumar Muuse ka mid ah iyo lab wiil oo ay adeerro u yihiin, waxaana goobtaa soo weeraray ciidan ka tirsan beelaha reer Puntland; waxaana halkaa lagu dilay labadii nin, labadii wiilna waa la dhaawacay – iyada oo mid ka mid ah labada wiil ee dhaawacmayna la jarjaray, halkiina ay haaddu ku cuntay – mana jirto xukuumad xaqaagii kuu soo celisaa. Si kastaba ha ahaatee, waxaa markii dambe halkaasi tegey wefdi siyaasiin ah oo ka tirsan beesha Dir oo uu hoggaaminayey Cabdi Warsame Isaaq; wedigaasi wuxuu arrintii u gudbiyey Col: C/llaahi Yuusuf isaga oon lahayn awood sidaa u balaaran, haddana umuu dadaal yarayn xal u raadinta dhibaatooyinkaasi. Wakhtiga hadda la joogo nin baa lagu dilay Bari, cid dishayna lama garanayo ilaa iyo hadda; sidaasi oo ay tahay waxa u xiran saddex nin oo ka tirsan beesha Cumar Muuse, Dir. Been-abuur loogu cuskaday jawaabihii aynu soo sheegnay – wax qabsi inagama dhexeeyaan – iyada oo raggii beerta lagu dilay raggii laayey ay suuqa Boosaaso weli dhex marayaan. Waxa weliba intaa sii dheer, in reerkaas dadkooda la xiro ama la dilo loo bixiyey “LOOMA OOYAANKII”. Garoowe Magaalada Garoowe waxaa degan beelaha la yiraahdo Haaruun Muuse, Foodcade iyo Samatar Muuse oo dhamaantood ka tirsan beesha Dir. Beelahaasi waxay ku quus qaateen jawaabihii la siiyey walaalahooda degan Boosaaso. Laakiin waxay dalbadeen mucaawinooyinkii adduunweynuhu uu Garoowe keenay, iyagana waxaa loogu jawaabay sidan: “xaq iyo gar toona halkan kuma lihidin”. Sidiibayna ila iyo imika uga qatan yihiin gargaarkii adduunweynaha ee gobolkaasi. Gaalkacayo Magaalada Gaalkacayo waxaa dega jilibada Nacadoor Cabdalle, Siyaad Muuse iyo Samatar Muuse oo iyaguna ka mid ah beesha Dir; xaalkooduna ma dhaamo walaalahooda kale ee ay Puntland wada degan yihiin; waxayna sugayeen xukuumad Koonfur ka dhalata, markay dawladdii dhalatayna waxaa Soomaaliya loo qaybiyey ama laga dhigay dawlad federal ah (federal state). Juquraafi ahaan dadkaasi waxay hoos galeen xukunkii Puntland. Sidaa awgeed waxaanu rabnaa in aanu adduunweynaha, wax garadka, aqoonyahanka iyo culimada diintaba indhahooda u soo jeedino dhibaatooyinka lagu hayo dadkaasi, ama beesha C/llaahi Guutaale Sure. Xukuumadda Puntland iyo waayo aragga Puntland – kuwooda haya beelaha iyo deegaankoodaba – waxaanu ka rabnaa faahfaahin ku saabsan dulmigaa iyo quursigaa ku dhacaya dadka meeshaasi la degan; waana in ay arrintan si degdeg ah wax uga qabtaan. Xamda Sheekh

(Posted by guest: Hassan)
posted to Cabas Muuse Cabbas Muuse Suure. at Sun May 08 14:26:06 EDT 2005.
Reply
waa idin salamay dhamaan intaa ka dib waxaa aad iyo aad looga xumaada qofkaa qoraalkaa soo qoray kuna taagsaday nimnakaa cabas muuse sxb waxaan kuu sheegayaaa inaysan marna martii kuu ahyn cabas muse sababtoo ah wadanka aad maanta joogto iyaga iskal leh waa waa loo yaqaan sxb waxna hada waa kugula qayb sadaan marna waxaa haboonayn in ay afkaaga soo marto cabas muuse marti buu noo yahay waa nimanka wadanka idinku haya arintu sidaad mooday maaha reerkana waa taqaan baan filayaa ee suncada umada haga ciyaarin dadkana waxaa ha ugu shekayn ninkastoo somali ah waa yaqaan cabas muuse malaha adgaa bedi ah markaad ku hadlayso aad leedahay waa bido yay muuse ka yihiin muuse waxay ka yihiin muuse faarax saleeban c/le guutaale sure abtissigoodana waa kaa waxayna walaalo yihiin nimankaa geesiyada ah ee mudug daga sida samatar muse siyaad muuse food cade muuse iyo cumar muuse walaal marka tolkoodu waa kaa hadad aragtay magacaa halkaa tagan ee cabas tolkiis waa kuwan ilaa buntiland bay kula joogaan kulay waxan filayaa ina aad umadaa thaay wixii war ah hani634@hotmail.com malaha waxaad u eg tahay mar kaan eegay qoraalkaaga nin ciil qaba taasina somali oo dhan baaka siman

(Posted by guest: diini)
posted to ma ogtahay dadkiina inay yihiin. at Thu May 19 15:05:17 EDT 2005.
Reply
Buug loogu magac daray dilaagii da’da yaraa oo maanta Muqdisho lagu soo bandhigay. Somaliweyn- Waxaa maanta hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho lagu soo bandhigay buug loogu magac daray dilaaga da’da yar oo uu qoray qoraa lagu magacaabo Maxamed Barre Xaaji (Fiyoore). Qoraagan oo saxaafadda kula hadlayay ayaa sheegay in buugan uu soo koobayo dhibaatada laga dhaxlo qoriga iyo sida ay Soomaalida ugu tarax tagtay mudadii dagaallada sidoo kale qoraagu waxaa uu sheegay in buugan uu ka hadlayo jaceylka marxaladda bur burka iyo waayaha lagu soo qaatay mudada bur bur gudaha dalka. Buugan oo ahaa mid aad u qurux badan ayaa qoraaga markii uu soo bandhigay uu sitay dharka hidaha dhaqanka Soomaaliyeed isagoo sheegay in uusan buugan aheyn mid qofka ku dhiirrogelinayo inuu qori sii heysto ee uu yahay mid ka sheekeynaya daruufta bidda dhalinta inay qoryaha qaadaan mar uu ka hadlayay sababaha uu buugan u qoray ayuu sheegay Md. Barre inay ku qasabtay xilligii bur burka dalka uu ka dhacay inuu ka mid ahaa dhalintii qoriga ku faani jirtay oo aan ageyn waxa xun ee laga dhaxlo waxaana xilligaasi jirtay in caruurtu ay sameyn jireen qoryo laga sameeyay alwaaxda oo uu isagu ka mid ahaa waxaana uu yiri “ waligeey la ima dhawaacin anna wax ma dhawaacin ee aniga ayaa gacanteyda isku dhawaacay markii aan isku fakiyay qori alwaaxa oo aan ka mid ahaa dhalintii heysan jirtay “ayuu yiri Md.Barre Fiyoore oo sheegay in buugan qofkii aqrista uu ka helayo macluumaad aad u badan isla markaana waxaa uu sheegay in ay dhaxal ma guurtaan ah u noqon doono shacabka Soomaaliyeed isla markaana uu rajeynayo in ardayda lagu baro dugsiyada isagoo ugu dambeyntii u mahadceliyay dadkii gacanta ka siiyay soo bixitaanka iyo dhamyestirka buugan.

(Posted by guest: jamac)
posted to The Clans of the Dir of Somalia. at Thu May 05 16:54:02 EDT 2005.
Reply

macow
some of them dir clan is darod,hawiye other somali clan .I don't see a person cabas musse clan,I heard new names everday dir live still get boby or child name like cabas agoon dhac ali halimo.
posted to The Clans of the Dir of Somalia. at Fri Aug 26 11:29:16 EDT 2005.
Reply

macow
some of them dir clan is darod,hawiye other somali clan .I don't see a person cabas musse clan,I heard new names everday dir live still get boby or child name like cabas agoon dhac ali halimo.
posted to The Clans of the Dir of Somalia. at Fri Aug 26 12:17:17 EDT 2005.
Reply

Agoon
Horta waa ayaan daro, calool xumu, iyo ceeb doqanimo xambaarsan inuu nin reer curadkeena ah oo waliba ku abtirsada Layiile Ali Madaxweyne oo anagu hadii aanu Surre nahay u ogalaan lahayn in uu Suldaan Dir oo dhan u noqdo, marka laysku keeno umadahan Direed ee kala fogaaday ama kala daatay, inuu anigoo dowladiisi iyo dadkiis uruurinaya inuu i yiraahdo maxay yihiin dadkaan aad sheegeysid. Runtii anigu waan kaa shakiyaya oo in aad iska hadleyso oo aad war iga raadineyso (Ood calosheyda ka kalumeysanyeso) iyo in kale ma kala garan, laakin Layiile waxaan ka soo ogaaday waan kuu sheegayaa. 1- Layiile siduu kuu sheegay Mr. Sabriye oo ay abtiyaal u yihiin waa beel dagan konfurta Soomaliya oo ay qaybo fara badan kaga kala dadsan yihiin ilaa Kismayo ill Belebweyn. Mida kale, Reer Awa Saciid iyo Layiile anaga xagayaga waa ka mid oo waa isla Cali Madaxweyn. 2-1995tii anigu waxaan isku dayay in aan uruuriyo tariikhda dadka Direed meelkasta oo ay joogaan geesta Afrika anigoo isku dayay in aan baaro waxa ay reer galbeedku ka qoreen dadka Direed. Isla markaana baritankeygi waxaan ku tagay Jabuuti, Diree dhabe, NFD, iyo Waqooyiga Soomalia. 3- Marka ugu Horeeysa qoraaga I.M Lewis ee Ingiriiska ah oo Waqooyiga ka qoray bugaagta ay ka mid yihiin "Nomadic Democracy"oo ku saleyn jiray buugatiisa baritaano hore oo qoraaga Talyaaniga ee la yiraahdo Cerruilli ayaa aad uga hadlay Tariikhda Layiile Ali Madaxeyn. Tariikhda Layiile Ali Madaxeyn. 1. In uu layiile Ali Madaxweyn ahyeen nimanka ugu awooda weyn Madaxeeyn Direed ilaa 300 sano ka horna ay jabiyeen labo awoodood oo kala ah Isaaq iyo Ogaadeen iyo Ajuurankii ka talin jiray dhankaan Qalaafe. I.M Lewis "The Layiile Ali Madaxweyn Dir became highly dispersed and lost their tribal integrity" 2) I.M Lewis waxaa uu qoray oo uu sheegay in dadkan Direed ee Layiilaha ah ay kala dadasho, iyo firir weyn ku dacay oo ay ku dhex milmeen umado kale oo Dir iyo shisheeye kala ah. Waa sidii ku dhacday beelah Baajimaal iyo Dabruube oo labaduba ku dhamaaday dagaladii ay Ajuuraanka Qalaafo kula galeen qarnigii 1700. 3) Sanadkii 2000-2001 anigoo isku taxluujinaya inaan ka sal gaaro soona baaro dadkaan Direed iyo tariikhahooda ayaan waxaan tagay Dalka Itoobiya oo aan safar dhulka ku kala maray ilaa Dira Dhabe---Jijiga--Hargeysa---Sheeikh--- Burco---Boorame-Arabsiya iyo meelo kale oo fara badan waxaanan soo ogaaday taarikho badan . A) Magaalada Diraa Dhabe iyo Jigjiga intaa u dhexeysa waxaan kula kulmay dadka indheer garadka iyo kuwa tariikhaha uruuriya oo u kala dhashay dadka Direed sida Barsuuga, Gurgurah, Akishoda, Odayaash Layiile, iyo kuwa Gadabuursi iyo Ciisaba. Waxaa la ii sheegay in Layiilah badankiisu ay dhex dagaan Gurgurah oo ay dad isugu xigaan. Waxa kale oo la ii sheegay in ay dagan Layiilah carro Ogaadeen oo xitaa qaar kamid ihi ay xukumaan Ogadeenka qaybo dhan. Waxaa la ii sheegay in gabyaaga weyn ee Dhoodaan uu asal ahaan xitaa ka soo jeedo beesha Layiile oo waxaa la yiri ninkii Layiile ee dhalay ayaa nin Layiilaha dilay una cararay caro Ogadeen isagoo wata canugiisi iyo xaaskiisi. Odeeyaashii aan La kulmay ee Layiile ee Gurgurah la dagaanaa waxa ay ii sheegeen in ay run tahay in kala daadasho xoogan ay ku dhacday beesha Layiile oo ay badh dhankaas Nageele-- ilaa Guure Dhaamoole ay Gurrah la dagaan, badhna ay waqooyi galbeed Hargeeysa xageeda jiraan, laakin xooga beesha uu u badan yahay dhankaan Howdaka.Magaalada Harta sheeikh illaa aan Qabri bayax Layiile fara badan ayaan Kula kulmay. Bartamihii 2000, waxaan soo gaaray magaalada Hargeysa oo aan ku soo dagay xaafada la yiraahdo Xero Awr. Malin maalimaha ka mida, ayaa dagaal xoog badan ka dhacay xaafad Xero Awr oo ilaa 400 oo nin ay isku soo baxeen oo ay suuqa ilaa xafadah dhexdeedi la is racadeysanayay. Maalintii waxaan Jaad ku cunayay guri waxaanan la fadhiyay niman Isaaq oo Habar Awal ah waxaa la igu dhahay waxaa dagalamay beel Habar Awal ah iyo Layiile. Anigii yaab ayay igu noqotay arrintii, gadaal ayaa waxaa la iiga sheegay in Layiilaha ay ku badan yihiin Magaalada Hargeeysa oo ay is dhaldhalaan beesha Reer Gadiid oo ka mid ah Habar Awal, waxa ayna iigu dhaheen ragaas inkastoo ay Layiilah aheyn Isaaq laakin Reer Gadiika ayaay isla dhiig baxaan Layiilah. Maalinti dagaalk dhacay malintii ku xigtay ayaa waxaan watay labo nin oo Midna Gurgure yahay midna yahay midna yahay Surre laakin ku dhashay waqooyiga, waxaan fariisanay guri uu leeyahay nin Layiile ah oo odey u ah Layiilah xafada dagan waxaana lagu yiri nin Direed oo Konfurta ka yimid ayaa raba inuu kula kulmo. Ragii meesha iigu yimid waxa ka mid ahaa Cabdisamad X. Cabduulahi iyo Xasan Cabdi. Ragaan ayaa ii sheegay in ay dadkooda ay dagaan Itoobiya dhanka Hawd oo ay qaarkalena ay Mandaluug iskula guureen Kismayo iyo Hiiraan oo ay la dagaan Dirka dalkaas. Waxa kale oo ay ii sheegeen Layiilaha in ay rag iyaga ka mid ah soo dageen waqooyiga Hargeeysa 200 sano ka hor, markii ay soo dageen la ximiyay oo ay dagaalo fara badan galeen markaa (diyoyooyin) farabadan loo qabsaday oo ay saas darteed diyada ku darsadeen beesha Hargeysa dagta ee loo yaqaan Reer Gadiid inkastoo aysan iska heyb aheeyn. Ragaas waxa ay ii sheegeen in ay isku dad yihiin Guurah iyo Gurgurah waxa aynaa ii xisaabsheen xildhibaanada barlamanka iyo dowlad kilinka shanaad ku jira ee Gurgure iyo Guureba sidii ay yihiin rag Layiila ah. Qabiilka Direed ee reer Dood Malin niman Isaaq ayaan qaad la cunay markaas ayaa nin u soo galay oo uu ku yiri ninkan idinla fadhiyaa yuu yahay waxaa ay ku yirahdeen waa nin Direed. Markaas ayuu ragii ku xanaaqay oo uu yiri, war soo idinkoo dhan Dir ma tihiin, Isaaqow maxaad ka wadaan. Ninkii markaan sheekeysanay in aan nin Direed oo Reer Mahe Dir ah u sheegtay oo ladhashay Maxamed Xiniftire ayaa (Ilmo idhihiisi isku ku soo istaagtay) waxaa uu ii sheegay in uu 70 sano jiro unan horey u arkin nin Dir sidaan u kala sheegayo u kala sheeg sheegi kara inuun waligii arkin. Odeygii ayaa i weydiiyay miyaad maqashay Reer Dood, hadii aad tahay wiil Direed oo Maxamed Xiniftire dhalay ? Waxaan ugu jawaabay maya ee ii sheeg, tolkeey aan bartee? Odeygii waxaa uu igu yiri waxaan ahay Reer Dood, reer Doodna waa dad Direed oo La daga Habar Jeclo, kana mida Habar Jeclo laakin ka soo jeeda Maxamed Xiniftire. Waxaa u ii sheegay odeygaan in Fananda weeyneed ee Guduudo Carwo aheeyd Reer Dood, waxaana uu i siiyay walakeed oo Jigjiga dagan oo uu igu yiri raadi. Qabiilka Maxbuubta Aad sheegeyso waxan kula kulmay nin darawal ah oo dagan magaalada Abaarso habeen aan ka doodnay Dirnimada iyo Shirkii Carta ayaa rag waxaa i weeraray Habar Awal ah oo yiri wax Dir la dhaho majiraan, Geelaa Carta ku sameeyay. Ragii Isaaq ahaa ayaa waxaa iiga soo dhex baxay ni difaacaya Dirnimada oo markii danbe si cad u yiri anigu waxaan ahay nin Direed oo ma diidayo Dirnimo. War Yaad Dir ka tahay ayaan ku Dhahay darawalkii waxaa uu iigu jawaabay anigu waxaan ahay nin Direed oo Maxbuubta ka mida oo la dhiig baxa Reer Shirdoon (Habar Awal). Markii aan sii war wareystay ninkii waxaa soo baxday in ninkaan uu yahay GaalJecel-- Maxbuub oo waligood la dagaanaa reerkan Habar Awal lana dhiig baxa Reer Shirdoon. Ninkaan adinku Hawiye u arka ama iska dhaafa isagu waxaa uu ii sheegtay in uu yahay Maxbuub Dirna yahay Dalkaa waqooyigana uusan ka xigin nina oo uu yahay dal Direed. Magaaloyinka Arabsiyo-Awbare-Gibiley-Ijaara -Taysa-Darbiga Waxaan La kulmay rag fara badan oo ay ka mid yihiin Mandaluug reer galbeeda iyo Gurgure( Reer awbare) iyo Madiigaan iyo beel weynta Gadabuursi oo si wacan iiga waramay tariikhaha dadka. Saaxiib hadii aad tahay nin Layiile ah hadee anigu inaan kaga waramo tariikhdada iyo cidaad tahay anigoo reer koonfur waliba reer agoon ah waa ayaan daro.
posted to The Clans of the Dir of Somalia. at Fri Jun 02 04:18:13 EDT 2006.
Reply

magadle
Haddii aad dooneysaa in aad wax ka ogaataan taariikhda bah weynta direed laga soo bilaabo 1233 milaadiga, waan ka wada hadli karnaa. Wax badan oo ku qoran webkan waxaa ka buuxa khaladaa.
posted to The Clans of the Dir of Somalia. at Sun Aug 26 20:54:39 EDT 2007.
Reply
Add: Photo | Video | New Post
View: Recent Photos | Recent Videos | Recent Posts | My Page | My Account

Global Coordinate ©2008 All rights reserved.