|
Signup
|
NEWS OF INTEREST DIRSanadguuradii 1-aad ee Beesha Biyomaal…. Golaha Aqoonyahannada Beesha Biyomaal ayaa shalay xusay sanadguuradii 1-aad ee ka soo wareegtay aas-aaskii Golahaasi. Guddoomiyaha Golahaasi C/llaahi Abyan Nuur oo u warramayay Wargeyska ayaa wuxuu ugu baaqay aqoonyahannada Beesha sidii ay u samatabixin lahaayeen dadkooda, wuxuuna soo dhoweeyey heshiiska ka socda Magaalada Eldoret, isagoo u rajeeyey shirkaasi mid ay ka soo baxaan go’aanno wax ku ool ah, wuxuuna hoggaamiyeyaasha Soomaaliyeed ugu baaqay in ay tanaasul isku sameeyaan. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in G/Aqoonyahannada ay walwal ka muujiyeen dagaallada ka soo cusboonaaday Baay, Putland, Jubbada Dhexe iyo Goobo kale. posted to Warsame Awads Channels Channel. at Fri Feb 27 00:46:03 -0500 2004 by Warsame Awad. |
Comments
(Posted by guest: X-Large)
(Posted by guest: Ali Yare)
(Posted by guest: abdulkadir abdi)
(Posted by guest: News from Fiqi muxu)
(Posted by guest: Rooble)
(Posted by guest: Boobe)
(Posted by guest: Hassan Muse)
guulwade
(Posted by guest: UNITED NATIONS DEVELOPMENT PROGRAMME Emergencies Unit for Ethiopia Field Trip Report Jijiga 22 to 29 April 1994 http://www.africa.upenn.edu/eue_web/jijigmay.htm The Horyaal Democratic Party was founded by the Dir Gadabursi clan; their area of influence straddles the Somaliland border and incorporated the Dire Dawa, Jijiga and the Awbar zones. On 9 February 1994, at a meeting in Hurso near Dire-Dawa a new political party called the Ethiopian Somali Democratic League (ESDL) was founded. This party claims to represent the objectives and needs of the Ethiopian-Somali people; giving particular attention to and observing the cultural and traditional practices of the people; and giving due regard to the local constitution (Heer). This new party aims to develop a stronger link with the Transitional Government in accordance with Article 9, Title 6 of the ESDL constitution which states: " I am fed up of my father and my father brought me his father! " states a Somali proverb. (Posted by guest: shalac) )
(Posted by guest: Ali yare)
(Posted by guest: XEERAL.COM)
(Posted by guest: x.x)
(Posted by guest: Ali yare)