Signup
|
|
|
The History SOMALI DAAROD CLANS
SOMALI DAAROD CLANS
ACCORDING TO
www.civicwebs.com/cwvlib/africa/somalia/1995/reunification/graphics_a4/fig_a4-s
Darood waxa oo dhalay siduu web page ka sheegayo.
1) Tanadeh (lelkase)
2) Yusuf (Awartable)
3) Suhurre (?)
4) Ciise (?)
5) Sade (Mareexan)
6) Mohamed ( Kuumade iyo Kombe )
Kombe
Ammalale ( Gerri )
Harti ( sons)
1) Mura Asseh ( Dashiishe, maganlabbe, Tinle, Kabtanle,)
2) Kasgaabe
3) Mahamed ( Majerteen)
4) Maxamuud – Murasade – Warsangali + Hinjiye (?)
Kumade ( Abdi iyo Absame)
Absame ( Ogadeen iyo Tagalwak)
QUESTION ?
? Sadexda Mure casse xageey dagaan ma maqal waligeeye ?
? Suhurre yuu yahay dad jiraa mise waa wax khalada ?
? Ethiopia waxaan ku arkay dhoor reerod oo Darood ah kana mid yihiin.
1) ( Gilimeeys, iyo Baal cad Absame iyo Harti Gaab) xagee bey ka galan reerka Darood ?
Suhurre (?) Weyteen(?) Harti Gaab (?)
Mura Asseh ( Dashiishe, Maganlabe, Kabtanle,)
Dadka Somaliyeed Tarikhdooda ma Somalia/Ethiopia/ NFD ayay ka bilaawatay mise Carabta ?
Xagee Kaladagaan Dadka kor ku qoran ?
Sidee dib loogu mideyn karaa ?
Dawadooda ma Dowlad Islaamiyaa ?
Fikradaada Noo sheeg ? Tariikhdoodana ka hadal ?
Somalida waa dad yaab leh, nin yaqaan macnaha Hawiye ama Dir ama Darood maleh ? Sadexdaan magac macnahood iyo kuwa kale ee kor ku dhigan ?
For example, Harti = Nin af Somaaligii hore.
Dir =Fir ?
Abgaal= abihii geelka
Gaaljecel= Kii geelka Jeclaa.
Awartable = kii tabta awr ka lahaa.
Leyl kase= laylis kii kasy( laylis =exercise)
Madinleh, Xawadleh, Tinleh = kii madinka, xadka, iyo tika lahaa baa ??????? All Somali names Use xxx—Leh, for example,Karinleh.
awadwar@yahoo.com
History of others independent Somalis clans ( Yahar, Tuure, Gaheyle, Hinji , Arabs, Midgaan, Harla, Boon, Eyle, Mahri, Hubeer, Tumaal, Indian, Erithrean, Bantu, Reer Bare, Mashunguli, Yaqaalu, and Eyle.
I think we need some anthropologists not warriors. So we can fix this great nation and put it on the highway again. Or maybe the power of Islam can reunite our motherland ?
posted to Warsame Awads Channels Channel. at Wed Mar 10 23:11:54 -0500 2004 by Warsame Awad.
|
|
Comments
habisii
habisii
(Posted by guest: guest)
(Posted by guest: un known)
(Posted by guest: Abdullatif)
(Posted by guest: SANAAGIAN)
(Posted by guest: Qalfoof )
(Posted by guest: SANAAGIAN)
(Posted by guest: hassan samatar)
(Posted by guest: dIIRIYE)
(Posted by guest: Anna Byrne)
(Posted by guest: axmed)
(Posted by guest: Gaalkacyo)
(Posted by guest: M Abdi Hulbale)
(Posted by guest: said)
(Posted by guest: SACID-HARTI)
(Posted by guest: yaabane)
(Posted by guest: waaya arag)
(Posted by guest: Ninka)
(Posted by guest: Yonis Siyaad)
(Posted by guest: sakariye cali axmed)
(Posted by guest: SHIRSHOORE)
(Posted by guest: yusuf jama)