|
Signup
|
The History Of Hawiye Somali ClansThe Hawiye Clans According to www.civicwebs.com/cwvlib/africa/somalia/1995/reunification/graphics_a4/fig_a4-s Hawiye 1) Karanle Waadheere (Murusade) Kariye Sixawi Gidir ( Habar Gidir mother) 2) Xaskuul ( Idin iyo Cirid) ? 3) Raranle 4) Gugundhabe ( Murille, Baddicadde, Jajeele) ( other sons of Gugundhabe include Jidle, Jidible,Jiryar, Jilideen) 5) Jambeele (Ajuuran, Iyo Hintere ) 6) Gurgaarte Wadalaan ( wilwil) Silcis Udeejeen Maxamed Maxamuud Mashe Dana Hiraab (Isha ciil) 1) Mahamuud Duduble. 2) Adinle 3) Madar Kicis ( Habar Gidir) Sacad ,Saleeban ,Cayr iyo Ibraahin 4) Bile iyo Waquufeen ( 7 reerod oo yar yar) 5) Martille (Shiikal) 6) Mudulood ( Udeejeen Iyo Darandool) Darandool (Cisamaan iyo Hilibi) Darandool Cismaan ( Abgaal, Wacdaan, Mobileen, iyo Illawaay) The Mudulood are very important historically in the Moqdisho area and in the 1700’s they entered Moqdisho ousting the Ajuuran. The Mudulood group, Karanle Murasade and the Biyamaal Dir pushed out the Ajuuran rulers of Xamar, Marka and Brave according to their History, Dadka Somaliyeed Tarikhdooda ma Somalia/Ethiopia/ NFD ayay ka bilaawatay mise Carabta ? Xagee Kaladagaan Dadka kor ku qoran ? Sidee dib loogu mideyn karaa ? Dawadooda ma Dowlad Islaamiyaa ? Fikradaada Noo sheeg ? Tariikhdoodana ka hadal ? Somalida waa dad yaab leh, nin yaqaan macnaha Hawiye ama Dir ama Darood maleh ? Saxexdaan magac macnahood iyo kuwa kale ee kor ku dhigan ? For example, Harti = Nin af Somaaligii hore. Dir =Fir baan maqlay Abgaal= abihii geelka Gaaljecel= Kii geelka Jeclaa. Awartable = kii tabta awr ka lahaa. Leyl kase= laylis ( laylis is exercise) Madinleh, Xawadleh, Tinleh = kii madinka, xadka, iyo tinka lahaa. All Somali names Use xxx—Leh like Karinleh. posted to Warsame Awads Channels Channel. at Wed Mar 10 23:14:46 EST 2004 by Warsame Awad. |
Comments
(Posted by guest: wer)
(Posted by guest: Gooryan)
(Posted by guest: waryaa)
(Posted by guest: Malbsade)
(Posted by guest: CABDI YARE)
(Posted by guest: said)
(Posted by guest: Suusu)
(Posted by guest: zaki)
(Posted by guest: Hawiye clans)
(Posted by guest: yuusuf)
(Posted by guest: xasan)
(Posted by guest: liibaan)
(Posted by guest: yuusuf aadan ali)
(Posted by guest: yuusuf aadan ali)
(Posted by guest: Cabdi Xaskul)
ibratahliil
jjl
(Posted by guest: maxamed deeq)
(Posted by guest: ABSHIR )