Language: English | Indonesian | 日本語 | Tagalog | Tiếng Việt
Upload photo Show recent photos
Upload video Show recent videos
Submit new post Show recent posts
Start a new group
My page My account My picture Change password



Signup

Somalia’s Colonial Past: The Strruggle for Independency. Somali Heroes

Who are the 50 or 60 most important heroes who contributed to the independancy against colonialism of Italy, Britain ,and the French and latter Ethiopia and Kenya ? Sheeg geesiyadii Somaliyeed ee ugu waweynaa iyo tarikhdoodi ? The biyamaal ( Sawirkan Maxamed Somali) waxa uu u tagan yahay Dagaalkii Biyamal Maxamed ka ay Talyaaniga Ku Qaadeen ? Maxamuud Xarbi? Sheikh Bashir? Sayid Maxamed Axamed Gurey Ololdiinle posted to Warsame Awad's Channel. at Wed Mar 10 23:46:57 EST 2004 by Warsame Awad.

Comments

qof ii sheegi karaa ma jiraa in uu jiro qabiilka la yiraahdo muuse maxamuud oo maxamuud saleebaan iyo meesha ay degaan waad mahadsantihiin

(Posted by guest: sheek)
Reply
Maxamuud Saleban Fiqi Khayre Anigaa ah waxanan dagaa Galbeedka Fiqi Khayre ayaa la na dhahaa oo waxan nahay niman Saleban cabdalle ah (Agoon, Dabac iyo Muuse yasha sida CUMAR-SIYAD-BEYR MUSE) AYAAN WADA DHALANAY. dUSHA SARENA WAXAAN KA WADA DHALANAY CABDALLE ABDI, NACADOOR CABDI IYO GORAND CABDI IYO QUBEEYS

(Posted by guest: Adaan Yare)
posted to caruurta maxamud saleebaan. at Tue Apr 05 01:20:37 EDT 2005.
Reply
waxaan umalaynayaa inay dagaan qabiilkaas oo laga tirabadan yahay waqooyi galbeeb ee soomaliya waayo waxaan sidaa uleeyahay waxaan ku arkay qabiil magacaas wata waad mahadsantahay cusmaan2@hotmail.com

(Posted by guest: osman)
Reply
war maxamuud saleebaan walaalahood majerteen bii ladagaan, from mudug ilaa bari, meeshi majerteen joogto ayii ayakuna joogaan. wa bilahi tawfiiq

(Posted by guest: ina khaliif)
Reply
dhamaad salaan dir oo dhan

(Posted by guest: jaamc wiil cabaas muuse)
Reply
magaadle waa beesha ugu dada wayn soomali waqooyi waxayna dhaleen ARAB AYUUB GAR XEJIS IYO AWAL LAAKIIN NASIIB XUMO XAQII WAALID NIMO WAY ILAAWEEN BAAD MOODAA

(Posted by guest: inna jannagale)
Reply

Agoon
Taarikhda anigu sidaan ku maqlay Magaaldle waa curadkii Maahe Dir, oo waxaa la ii sheegay in toos uu u dhalay Maahe Direed Magadle, dabadeedna waxaa ay reer abtiyaal u noqdeen Maxamed Xiniftire Mahe Dir intuu dhalay oo dhan. Sida ay dadku sheegaan Reeraha ku abtirsida Maxamed Xiniftire Mahe Dir oo ay u badan yihiin Dirka sida Biyamaal, Isaaq, Gadsan, Badimaal, Dabruube,Gadabuursi, iyo xitaa Suure waxa la yiraahdaa waxaa abtiyaal u ahaa Magaaldle Dir. Hatan anigu intaan ogahay Magaadluhu dhankaa Ceerigaabo ayaa laga helaa, sidii ay u xoogbadnan jireen uma xoogbadna, ilaa 15,000 - ilaa 20,000 ma dhafsiisna laakin ogoow Maxamed Xiniftire Mahe Dir intuu dhalayoo dhan waa iska wada magadle. Mgadlaha, Barsuuga, iyo reerka Madigaan waa jufooyinkii Somali ugu xooga badnaa xiligii Axmad Gureey, dagaalo iyo masiiboyin kala kala wiiqay.
posted to yaa yaqaana beesha magaadle. at Sun Apr 03 07:39:33 EDT 2005.
Reply

keysar
marka hore iga gudoon salaan aad u qali ah bacda salaan walalao adigoo raali ah waxaan doonaya in aad iga soo waran to tariikhda reerka madigaan oo dhameysatiran
posted to Magaadle Waa Mahe Dir - Magaadle clan. at Sun Jan 15 18:10:17 EST 2006.
Reply
WAA SU AALE YAA BUR BURIYEY AWOODII DIREED ILAA IMINKANA KA SOO HOR JEEDA INAY DIB UGU SOO NOQDAAN XUKUN SOOMAALIYEED,? HAWIYE DOONI MAAYO DIR INUU SOO CAAN ABHXO DAAROOD WAA LAMID ISAAQNA ISAGUNA WAABA DIIDAN YAHAY DIR NIMADA WAA CAJIIB
Reply
Maha Dir anaga waxaam maqalnay oo kaliya , Maha Dir in uu dhalay Xiniftire iyo Surre ,ee xageebad ka keentay waxaan aad qoreeyso oo ah Magaadle .

(Posted by guest: Qawdhan)
Reply
Add: Photo | Video | New Post
View: Recent Photos | Recent Videos | Recent Posts | My Page | My Account

Global Coordinate ©2008 All rights reserved.